Somalia: Dadka laga helay COVID-19 oo labo kun ku dhow & dhimashada oo korortay

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 60 xaalado cusub oo COVID-19. Waxaa cudurka ka bogsooday 21 qof, waxaana geeriyooday 5 bukaan. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur … Continue reading Somalia: Dadka laga helay COVID-19 oo labo kun ku dhow & dhimashada oo korortay